Gudida Doorashooyinka Oo Hab Nasiib Qori Tuura Ukala Saaray Laba Xubnood Oo Tartan Ugu Jiray Buuxinta Booskii Xildhibaanimo Ee Marxuum Nuur Cabdillahi Beegsi(Cawl)Oo Ka Geeriyooday Golaha Deegaanka Berbera
August 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Goordhaweyd u qoro Tuuray Labo Murashax oo ahaa Kaydkii Xildhibaanada Xisbiga Kulmiye Ee Xildhibaanada Golaha Degaanka Berbera , waxaana loo qori tuuray
Cabdi Cabdilaahi Magubte iyo Maxamed Daahir Xasan Banbaane oo Isku Cod Noqday Doorashadii Golaha Degaanka Ee Nov 2012 ,
Waxaana Nasiibkii Ku helay Buuxinta Kursiga laga Bilaabo maanta buuxiyey Xildhibaan Cabdi magubte
Kursiga Banaanaday Ayaa Dhawaan Waxa ka Geeryooday Marxuum Nuur Cabdilaahi Beegsi
Oo kamid ahaa Golahaasi islamarkaana ahaa Ganacsade Gayiga Somaliland ka Caana