Daawo Muuqalka”Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiyada Mucaaridka Oo Eedaymo U Soo Jeediyay Wasaarada Waxbarashada!
August 9, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Khadar Xuseen Cabdi iyo Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid Yuusuf Kayse Cabdilaahi ayaa dhaliilo xoogan u jeediyay Wasaarada waxbarashada iyo Wasaarada Diinta iyo Awqaafta.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka