berberatoday.com
Wasiir Ka Tirsan Xukumadda Zimbabwe Oo Loo Eryey Malaayiin Doolar Oo Ay Lunsatay
August 9, 2019 - Written by admin

Harare(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa ayaa xilka ka qaday wasiirka dalxiiska Prisca Mupfumira, kaddib markii ay guddiga la dagallanka musuqmaasuqa ku soo eedeeyeen lacago la lunsaday xilligii ay iyadu ahayd wasiirka shaqada iyo dammaanad qaadka bulshada.

Lacagta malaayiinka doolar ee wasiiradda lagu eedeeyey iney lunsatay waxaa laga waayey qasnadda dadka howlgabka ay leeyihiin, waxaana lagu soo oogay dacwad ah iney ku takrifashay lacag dhan $94 milyan oo doolar.

Balse Ms Mupfumira ayaa diidday eedda loo soo jeediyey.

Wakaaladda wararka ee AFP waxay sheegtay Ms Mupfumira in xilka wasaradda shaqada laga qaaday bishii November 2017-kii.

Wasiiraddan ayaa noqoneysa wasiirki ugu horreyey oo xil ka qabta xukumadda Manangagwa oo xabsi loo taxaabo.

 

Sources News BBC-Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews