berberatoday.com
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Ka Hadlay Sida Gaalada Iyo Dadka Somalida Ah Ee La Nooli Duulaan Ugu Yihiin Asturnaanta Hableheena
August 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Abwaan Xasan Daahir ismaaciil Weedhsame oo kamida abwaanada reer Somaliland ayaa ka hadlay sida duulaanka loogu yahay Asturnaanta  Dumarka Somalida kaasi oo aan balkiisa la barbar Dhigin Sida Uu Isku Badalay ka Ragu!

Abwaan weedhsame oo ka dareen celiyay qoraal ay baahisay xarunta dhaqanka Hargaysa ayaa qoraal kooban oo uu ku qoray barta uu ku leeyahay Xidhiidhka bulshada Facebookga wuxu Udhignaa Sidan;

“Waa halkii xisaabtee, bal hooseeye yaraha ay wadaagaan soo saar. Markaad intaas fahamto ayaad garan doontaa inanta Hablaha dugsiga Nuradiin dhigta xijaabka ku caayeysa iyo waxay rabto.

Xarunta Dhaqanku Markay Ina Leedahay Waxan ka Hadlayaa Quruxda Dumarka Sland iyo Boqolkii sanno ee u dambeeyey xeerka lebbiski siduu isku bedelay, maxaa loo raacin waayey sida ka ragguna isula bedelay? Maxaa dumarka gaar ka dhigay ilayn kelidood may noolayne?

Marka Nuradiin Faarax baa xasuustay la leeyahay berigii gumaysiga ka hor iyo lebbiskii haweenku siduu ahaa, muxuu kii ragga u xasuusan waayey? Maxaase dhacay?

Xilligan uu xasuusanayaa waa xilligii guntiimada iyo garayska la xidhnaa!!! Xilligaas buu xiiso badan u qabaa!!!

Safaarada maraykanku ku leeyahay Koonfur Africa iyo maqaalka ay twitter-keeda soo dhigtay, macno noocee ah buu kuu samaynayaa?

Maxaa waxan oo dhami labbiska dumarkeena ugu mashquulsan yihiin? Maxay ka rabaan? Maxaa maryaha hablaheenu xidhan yihiin muhiim ka dhigay?

Wixii loo soo socday aakhirkii labadeenaa hablood ee Nimco iyo Nadiifo ayaa inoo sheegay!!! Waa iska bixiya xijaabka oo xidha dharka aanu xidhanahay ee taftu muuqato.

ABWAAN XASAN DAAHIR ISMACIIL WEEDHSAME.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews