Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya
August 10, 2019 - Written by admin
Makkah(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Iyo Hooyadii Cadar Maxamed Warsame Oo Xaramka Alle Dawaafaya Waajibaadka Xajkana Gudanaya.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Waxa uu Gacantiisa Ku Riixaya Kursiga Baskeelka ah ee Hooyadii Cadar Ku Fadhido