Korneyl Caarre Oo La Sheegay Inuu Diidan Shuruud Xukumaddu Ku Xidhay
August 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda madaxweyne Biixi ayaa shuruud hor leh ku xidhay fulinta heshiis dhexmara Kornayl Caarre. Xogo uu helay wargeyska Geeska Afrika ayaa sheegay in madaxda dhaqanka ee la kulmay Caarre dhammeeyeen guud ahaan arrimaha marka laga reebo mustaqbalka Caarre.