Daawo Muuqalka”Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Madaxweyne Biixi Ugu Maah Maahey Kulankii Wasiirada Somaliya
August 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday,com)-Gudoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta yimid xarunta baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa uu si adag uga Hadley kulankii uu madaxweyne Biixi dalka Sucuudiga kula yeeshay wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Farmaajo
Gudoomiye Ciro oo arintaasi ka Hadley ayaa waxaa uu si kooban ugu maah maahey madaxweyne Muuse Biixi “Soomalidu Waxay Tidhaahdaa Inaad Saamo Jiidiyo Sanqadh Tirasho Kala Da,aa Markaas Waxay Ila Tahay Way Cadahay Wax Waliba…“ Ayuu Yidhi Gudoomiye Ciro