Wasiir Arimaha Debeda Dawlada Xamar Axmed Ciise Cawad Oo Faahfaahin Ka Bixiyay Cida Dalbatay Kulankii Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Wasiirada Farmaajo
August 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka arimaha dibada dalka Somaliya AMB Axmed Ciise Cawd oo wareysi siiyey Idaacada VOA ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan ay dalka sucuudiga ku yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro dawlada Somaliya ka tirsan iyo waliba cida dalbatey kulankaas
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/fOl9mycunZ8?t=414
Berberatoday.com