berberatoday.com
Xukuumada Somaliland Oo ka Hadashay Kulan Madaxwayne Biixi Iyo Wasiiro Dawlada Somaliya Ku Dhexmaray Magaalada Makka!
August 14, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xuuumada Somailand ayaa xaqiijisay jiritaanka kulan madaxwayne biixi iyo waftigiisii ku dhexmaray magaalada barakaysan ee makah wasiiro xukuumada somaliya katirsan kaasi oo sawir laga helay hadalhayntiisu ku baahday warbaahinta maxaliga ah iyo baraha ay ku kulanto bulshadu,

Lataliyaha arimaha bulshada ee madaxwaynaha somaliland  Cabdiwaaxid cabdiraxmaan cabdiqaadir oo warbaahinta caawa kula hadlay magaalada hargaysa ayaa xaqiijiyay kulankaasi isaga oo  sheegay in aanay wax dhib ah lahayn in madaxwaynuhu la kulmo wasiiro somaliya ka socday oo ay xajka kuwada sugnaayeen.

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews