Wasaarada Waxbarashada Somaliland Oo Lafilayo In Maalinta Bari Ah Ku Dhawaaqdo Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah Iyo Tirada Ardayda Sanadkan Ufadhiisatay!
August 15, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaarada Waxbarashada Iyo Sayniska Jamhuuriyada Somaliland ayaa lafilayaa In maalinta bari ah ay ku Dhawaaqdo Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Ardayda Dugsiyada 8aad Iyo fasalka Afraad Ee dugsiyada sare ee Somaliland.
