Beesha Caalamka Oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Doorashada Maamul Goboleedka Jubbaland.
August 16, 2019 - Written by admin
Kismanyo(BerberatodWakiillada Midowga Afrika, IGAD iyo Qaramada Midoobay oo shalay booqasho ku tagay magaalada Kimaayo ayaa ka digay in haddii aan xaaladda cakiran xal loo helin ay xasillooni-darro u horseedi karto maamul gooleedka Jubbaland. Xubnaha ayaa ku baaqay in hannaan keliya loo maro doorashada.