berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Oo Ka Baxay Heshiiskii Saddexda Xisbi Ay Dhawaan Ka Gadheen Arimaha Doorashooyinka Eedo Culusna Ujeediyay Xukumada
August 18, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in uu gabi ahaanba ay ka baxeen heshiiskii xisbiyada qaranka Somaliland ay dhawaan ka gadheen arimaha doorashooyinka ee lagu saxeexay madaxtooyada Somaliland

Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan oo warbaahinta  la  hadley ayaa waxaa uu xukuumada iyo xisbigeeda Kulmiye ku eedeyey in  heshiiskaas ay ka baxeen

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://youtu.be/omBqIGp7p3M

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews