Daawo Muuqalka”Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Hadley Mooshinkii Baarlamaanku Laalay , Warbaahinta-na Jawaab Aga Umariyay Madaxweynaha Maamulka Putland
August 19, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu ka Hadley isla markaana uu difaacay mooshinkii ay dhawaan baarlamaanka Somaliland laaleen ee ay saddexda xisbi heshiiska kaga gadheen arimaha doorashoyinka
Sidoo kale Wasiirka ayaa ka jawaabey hadal ka soo yeedhay madaxweynaha Puntland .
Dhinaca Kale Wasiirka Warfaafinta Somaliland ayaa waxaa uu si adag ugu hanjabey warbaahinta madaxa banaan ee dalka ka hawl gasha isaga oo dhaar ku maray in telefishanka uu ruqsada kala noqdo aan dib oo danbeysa loo furi doonin