Farmaajo Iyo Geelle Oo Ka Tashaday Masiirka Badda Cas
August 20, 2019 - Written by admin
Jabuuti(BErberatoday.com)-Madaxweyneyaasha Dawlada Xamar iyo Jabuuti Maxamed Cabdillaahi Farmaajo iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo kulamo ku leh magaalada Jabuuti ayaa sheegay in arrimaha ay lafagurayaan ay ka mid tahay qorshaha Geeska Afrika ku wajahayo mustaqbalka Badda Cas maaddaama ay dalalka Carabtuna dhankooda ka wadaan qorshe ku aaddan Badda Cas.