Siday Shacabka Suudaan U Arkaan Maxkamadaynta Madaxwaynahoogii Hore Cumar Al-bashiir.
August 20, 2019 - Written by admin
Khartoum(Berberatoday.com)-Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xassan Al-bashiir ayaa Isniintii shalay ka soo muuqday
Maxkamad si uu u wajaho eedo dhinaca musuqa ah, afar bilood ka dib markii miltariga dalkaasi ay xukunka xoog uga rideen.
Bashir, oo dalkaasi oo xukumayay muddo 30 sanadood ah ayaa ku eedeysay inuu si sharci darra ah u heystay lacag qalaad iyo inuu hadiyado ku helay si sharci darro ah.