Xisbiga Waddani Oo Ku Baaqay Inuu Is Casilo Taliyaha Guud Ee Ciidamada Qaranka Somaliland
August 24, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa ugu baaqay taliyaha ciidamada qaranka somaliland sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani inuu is casilo.
Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Sidiiq Dhamme ayaa fariin uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu madaxweynaha somaliland ku eedeeyey inaanu damacsanayn inuu xil ka qaadis ku sameeyo taliye Nuux Taani.
Gudoomiye Dhamme ayaa sheegay inaan la eegan Karin furfur uu sheegay inuu ku yimid ciidamada qaranka somaliland waxaanu yidhi