Maxkamada Gobolka Moroodi Jeex Oo Mudo Todoba Bilood Kadib Dib U Fasaxday Wargayska FOORE
August 25, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada Racfaanka Gobalka Maroodi-Jeex ayaa waxaa ay maanta xukun cusub ugu ridey Wargeyska Foore ooh ore xukun ay ugu riday maxkamada Gobalka Maroodi Jeex
Xukunkan ayaa ah in maxkamada Racfaanka Gobalka Maroodi-Jeex ay xayiradii ka qaadey Wargeyska Foore Muddo hal Sanno ah ,kadib markii ay maxkamada Gobalka Maroodi-Jeex ay xukunkaas ku riday 7 bilood ka hor
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan