berberatoday.com
Dabeyl Laxaad Leh Oo Nin Ka Saartay Qolkii Uu Ku Jiray Kuna Tuurtay Dabaq Dushii !
August 26, 2019 - Written by admin

Carolina(Berberatoday.com)-Dabeyl laxaad leh ayaa ka dhacday Magaalada Claimson ee Gobolka Carolina ee  Koonfurta America , dabeyshan oo ahayd mid aad u layaab badan ayaa waxa ay sababtay in laba wiil oo saaxiib ah oo hudheel cunto ka cunayey ay sawireen nin ay dabeyshu qaadatay isla markaana ay dusha ka saartay dabaq kale.

Dabeyshaasi ayaa aheyd mid si xawli badan ku socotay waxa aanay baabiisay dhismayaal badan, balse arrinta aadka u layaabka badan ayaa noqotay dhacdada ninkaasi sida lagu baahiyey wakaaladda wararka ee CNN ee uu Wargeyska Himilo ka soo xigtay.

Ninka ay dabeyshaasi qaaday ayaa waxa magaciisa la yidhaahdaa Samuel Foster waxa aanu sheegay in kadib markii tiirkii uu haystay ay dabeyshu ka hoos saartay gacantiisa in ay qaadatay, haatan se uu nabad qabo

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews