berberatoday.com
Xafiiska Somaliland Ee Dalka Sucuudiga Oo ka Hadlay Socdaalkii Waftiga Madaxwaynaha Somaliland Iyo Sidii Loo Qaabiley!
August 27, 2019 - Written by admin

Jeddah(Berberatoday.com)-Ma’uuliyiinta kala duwan Ee safaarada somaliland Ku leedahay Dalka Sucuudi Arabia Ayaa ka hadlay soo dhawayntii fiicnayd ee loo sameeyey Waftigii uu hogaaminayay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo martiqaadka Rasmiga,ahaa ee boqortooyada Sucuudi Arabiya  u Sameeyey.

Wakiilka Somaliland ee dalka sucuudigaiyo masuuliyiin kale oo ka hadlay soo dhwayntii madxawayne ayaa sheegay in boqortooyada sucuudiga ugudbiyeen qoraal mahadnaq ah

Sidoo kale masuuliyiinta safaarada Somaliland ee scuuiga ayaa ka warbixiyay waxyabah uu qabto xafiiska Somaliland ku leedahay sucuudiga.

Dhanka kale waxaa sina goobtan u sugnaa safiirka Somaliland ufadhiya dalka Sweden Amb sakariye Xasan Wacays oo socdaal ku joogay dalka sucuudiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews