Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Kormeeray Saylada Xoolaha Magaalada Burco
August 28, 2019 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe oo safar ku jooga magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, ayaa maanta kormeeray Saylada Xoolaha iyo Meheradaha kala duwan ee magaalada Burco
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka