Daawo Muuqalka”Roob Dabayl Wata Oo Ka Da’ay Hargeysa
August 28, 2019 - Written by admin
Hargeysa(BErberatoday.com)-Magaalada Hargeysa qaybo ka mid ah waxa galabta ka da’ay roob xooggan oo wata dabayl culayskeeda leh, islamarkaana ay suuro gal tahay in ay khasaare gaysato inkasta oo aan la ogayn in uu wax dhib ah gaystay roobku.