Madaxweyne Muuse Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Xaflada Qalinta Aradayda Jaamacada Hargeysa Ayaan Ka Hadal Arinkii Caare Iyo Hadalkii Kasoo Yeedhay Taliyte Taani Halka UU Eedo Ujeediyay Dawlada Xamar
August 29, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Goordhaweyd Khudbad Ka jeediyay xaflada Qalinjabinta Ardeyda Jaamacada Hargeysa waxuu eedeymo u jeediyey madaxda Dawlada Somaliya Kadib Hambalyadii Ardayda Qalin jabinaysay
Madaxweynaha ayaan wax hadal ah ka odhanin hadalo dhawaan ka soo yeedhay taliyaha ciidanka Qaranka Nuux Taani kuwaas oo dad badani dareen ka muujiyeen