berberatoday.com
“Caleemo Saarka Axmed Madoobe Waan Tagaya,”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
August 30, 2019 - Written by admin

Burco(Berberatoday.com)-Eng Faysal Cali Waraabe hoggaamiyaha xisbiga UCID ee Somaliland ayaa sheegay in uu tagayo caleemo saarka madaxweynaha dhawaan dib loo doortay ee Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), haddii uu ammaanku u saamaxo.

“Axmed Madoobe Caleemo Saarkiisa Waan Tagayaa hadii Nabad Galyada Meeshu Wanaagsan tahay,” Sidaas ayuu yidhi Eng Faysal oo ka hadlayay shirka golaha Dhexe ee xisbiga UCID ugu soo dhammaaday Burco.

Eng Faysal ayaa muddooyinkii u dambeeyay sheegayay in mucaaradka Farmaajo uu taageerayo, islamarkaana doonayo in Somaliland faro geliso siyaasadda Soomaaliya iyada oo cid kasta oo Farmaajo iyo xukuumaddiisa iska caabiyaysa gacan siinayso.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews