“Anigu Waan Caafimaad Qabaa Kaliya Waxaan Qabaa Wax Cudur Ah Macaan Ama Sonkor Taasna Kiniin Ayaan Uqaataa Waana Fiicantahay Kuwa Leh Wuu Xanuunsanayaa Waxaan Leeyahay Waad I Habaaraysaane Isla Hela Idinku”Wasiir Faratoon”
September 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Anigu Waan Caafimaad Qabaa Kaliya Waxaan Qabaa Wax Cudur Ah Macaan Ama Sonkor Taasna Kiniin Ayaan Uqaataa Waana Fiicantahay Kuwa Leh Wuu Xanuunsanayaa Waxaan Leeyahay Waad I Habaaraysaane Isla Hela Idinku”Wasiir Faratoon”