Daawo Muuqalka”Beelaha Harti Oo Raali Galin Laga Siiyey Hadalkii Taliye Nuux Taani
September 1, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaar ka mid ah Beelaha Somaliland oo maanta kulan iskugu yimid magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay beelaha Harti raali galin ka siiyeen hadalo dhawaan ka soo yeedhay Taliye Nuux Taani .
Sidoo kale Beelaha Somaliland ayaa waxaa ay soo saareen Bayaan , Waxaana ay qado sharaf tani dabo socota balan qaad uu dhawaan magaalada Burco ka sameeyey gudoomiyaha xisbiga UCID
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan