Daawo Muuqalka”Odoyaasha Iyo Waxgaradka Badhan Oo Ka Hadlay Xaalada Gobolka Iyo Taageerada Ay Uhayaan Somaliland
September 1, 2019 - Written by admin
Badhan(Berberatoday.com)-Odoyaasha iy waxgaradka deegaanka badhan ee gobolka sanaag ayaa ka hadlay xaalada guud ee gobolka iyaga oo shaaciyay taageerada ay uhayaan xukuumada Somaliland
Sidookale madaxdhaqameedka ayaa fariin udiray maamul goboleedka punthland oo deegaanka fadqalalo ka waday.