Daawo Muuqalka”Wasiir Cabdillahi Abokor Oo Waxba Kama Jiraan Iyo Been Abuur Ku Tilmaamay Barnaamij HCTV Ka Baxay Raalin Galina Dalbaday”HCTV Waa Inuu Raali Galin Bixiyaa Hadii Kale Sharciga Ayaan La Tiigsan Doonaa..”
September 2, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidada Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxaa uu ka jawaabey barnaamij ka Baxay HCTV waxaana uu sheegay barnaamijkaasi aanu aheyn mid xaqiiq ah isla markaana waxaa uu HCTV ka dalbadey in barnaamijkaasi ay raali galin ka bixiyaan hadii ay ka bixin wayaana uu sharciga la tiigsan doono
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Hgq6c57Ypls
Halkan Hoose Ka Daawo Barnaamijka HCTV Ka Baxay Ee Wasiir Cabdillahi Abokor Beeniyay Raali Galintana Ka dalabaday