Hindiya Oo Muwaadinnimada Kala Noqotay Ku Dhawaad 2 Milyan Oo Qof iyo sababta.
September 2, 2019 - Written by admin
India(Berberatoday.com)-Ku dhawaad laba milyan oo qof oo ku nool gobolka Assam ee dalka India ayaa wajahaya waddan la’aan, kaddib marki ay iska waayeen liiska dadka muwaadiniinta Hindiga ah oo ee maanta soo baxay.