Daawo Muuqalka”Qaar Ka Mid Ah Xubnihii Laga Eryay Shaqada Ciidanka Dab-damiska Somaliland Oo Hadlay Cadaalad Daradana Ka Cawday
September 3, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamid Ah shaqaalihii laga eryay ciidanka Dab damiska Somaliland oo warbaahinta la hadlay soona badhigay cadaalad darada lagula kacay kuna eedeeyay falkan agaasimaha ciidanka Dab damis oo ay sheegeen in uu tacadi joogta ah ku haya xubnaha shaqaalaha ee ciidanka dab damis