Daawo Muuqalka”Proffesor Ibraahim Maxamed Meecaad Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Dhibaatooyinka Shacabka Danyarta Ah Ay Ku Hayaan Shirkadaha Laydhka,Biyaha Iyo Cashuuruhu
September 4, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamid Ah Aqoonyahanka reer somaliland ee degan dalka Canada oo mudo ku sugnaa dalka Una Kuurgalay xaaladaha dhaqan dhaqaale ee bulshada ayaa ka waramay waxyaabaha layaabka ka leh ee uu ku arkay. iyo bilicsiga dhaqankii hore ee dadka somalida ahi ku dhaqmi jireen
Sidoo kale prof ibraahim ayaa wax laga waydiiyay siyaasada arimaha dibada ee somaliland iyo ficilada wakhtigan kasoo fulaya maamulka muqdisho.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warkan
https://youtu.be/apaUg2XW_3E