berberatoday.com
Gudoomiye Ciro Oo Maanta Dalka Ku Soo Laabtey
September 4, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan  Maxamed Cabdilaahi Ciro oo muddo laba todobaad ah dalka kaga maqnaa safar dibada ah ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtey

Soo laabashada gudoomiyaha ayaa waxaa ay ku soo beegan tahay xili  xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu aaney wax heshiis ah ka gaadhin arimaha doorashooyinka kadib mooshinkii ay baarlamaanku laaleen

Waxaana la filayaa in kulmo fool ka fool ah ay maalmaha soo socda yeelan doonan labada xisbi mucaarid ee Waddani iyo UCID

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews