Daawo Muuqalka”Shirkada Sahal Transport Oo Gadiidkeeda Ku Xidhay Qalabka Lagula Soconayo Xawaaraha Gaadhigu Ku Soconayo
September 6, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkada Socdaalka ee Sahal Transport oo ka qaybgashay munaasibad xukuumadu kusoo bandhigaysa qalab lagu xadidayo xawaaraha gadiidka.
