Haweeney 73 Jir Ah Oo Mataano Dhashay
September 6, 2019 - Written by admin
Hindiya(Berberatoday.com)-Haweeney 73 jir ah oo ku nool gobolka koonfurta ku yaalla Andhra Pradesh ee Hindiya
ayaa waxay dhashay labo gabdhood oo mataano ah.
Dhaqaatiirta waxay sheegeen in hooyada iyo ilmaha ay xaaladdooda wanaagsan tahay.
Haweeneydan oo lagu magacaabo Mangayamma Yaramati waxay sheegtay in ninkeeda oo 82 jir ah ay hadda ka hor ilmo la’aan ahaayeen balse hadda ay heleen labo gabdhood oo mataano ah.