“Madaxweyne Maxamud Xaashi Kulmiye Noogu Dhiib,Xilalka Madaxweyne Muuse Lagu Arkay Iyo Xilalka Uu Maxamud Xaashi Soo Qabtay Waxa Badan Kuwa Maxamud Xaashi Soo Qabtay”Sheekh Saleeban Siciid Cali”Daawo Muuqal
September 6, 2019 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Sheekh Saleebaan Siciid Cali oo ka mid ahaa xukuumaddii Siilaanyo kana tirsan xisbiga Kulmiye ayaa madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u soo jeediyay in uu ku guddoomiyenimada Kulmiye ku wareejiyo Maxamuud Xaashi Cabdi oo uu tilmaamay in aanu jirin siyaasi kaga haboon kursigaasi.