berberatoday.com
Xulka Kubada Cagta Dalka Soomaaliya Oo Markii Uhireysay 1-0 Kaga Badiyay Zimbabwe
September 6, 2019 - Written by admin

Jabuuti(Berberatoday.com)-Soomaaliya ayaa looga dabbaaldegay guusha ay xulka qaranku kasoo hooyeen ciyaar shalay ka dhacday dalka Jabuuti.

Ciyaarta waxaa iskaga horyimid kooxda Soomaaliya iyo kooxda Zimbabwe, waxayna ahayd is-araggii hore ee is-reebreebka tartanka Koobka Adduunka oo 2022-ka lagu qabanyo dalka Qadar.

Soomaaliya waxaa goolka u dhaliyey ciyaaryahan Anwar Siid Cali oo dhaliyey daqiiqadii 86-aad kadib markii uu madaxa ku dhaliyey.

Ciyaarta is-araggeeda labaad ayaa Axadda soo socota ka dhacaya magaalada Bulawayo ee dalka Zimbabwe.

Soomaaliya waxay xagga dambe kaga jirtaa liiska waddamada ugu hooseeya heerka kubadda cagta qaaradda Afrika, hase yeeshee waxay shalay si xarrago leh uga badisay Zimbabwe oo ka mid ah kooxaha ugu fiican qaaradda

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews