berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Marwo Rooda Cabdi Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyey Gobolka Ohio Ee Dalka Mareykanka+Sawiro
September 8, 2019 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Jaaliyadda somaliland ee ku dhaqan magaaladaa Ohio ee Gobolka Columbus  ayaa qaab heer sare ah u soo dhaweeyay rooda cabdi muuse oo ka mid ah siyaasiyiinta somaliland.

Masuuliyiinta siyaasi Roodo soo dhaweeyay waxa ka mid ahaa guddoomiyaha jaaliyada gobolka saaxil cabdisalaan cali maxamed iyo xubno ka mid ah jaaliyadda.

Jaaliyadda ayaa siyaasi roodo waxa ay uga warantay xaalada dalka somaliland iyo waliba xaalada gobolka saaxil.

Siyaasi roodo ayaa inta ay ku sugan tahay magaalada Ohio ee Gobolka Columbu waxa jaaliyada lasii yeelan doontaa kulamo kale oo xasaasi ah.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews