berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir Oo Booqdey Dhismaha Masjidka Nasrudiin Kuna Baaqay In Laga Qeyb Qaato Dhamaystirkiisa+Sawiro
September 8, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo kamid ah Culimadda Somalida kuwo ugu magaca iyo muuqa dheer ayaa booqday dhismaha Masjidka Nas-rudiin ee ka socda Xaafadda Daami ee Magaaladda Hargeysa.

Sheekha Oo kamid ahaa culimada baaqa u dirtay umadda Somaliyeed si ay ugu qeyb qaatan dhismaha masjidkan marki kowaad ee qaadhaankiisa la waday ayaa aad ugu farxay hab-sami u socodka hawsha dhismaha Masjidka.

Image may contain: one or more people and people standing

Waxaana uu Sheekhu si weyn ugu mahadceliyey dhammaan dadki ka soo qeyb qaatay qaadhanka masjidka sidoo kalena wuxu sheekhu aad ugu mahadceliyey guddida gacanta ku haysta dhismaha masjidka , Wuxuunu baaq u diray umadda muslinka ah gaar ahaan umadda somaliyeed in ay soo dhamys tiraan dhismaha masjidka .

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, hat and wedding

Waxa dhanka kale goobta ka hadlay Imaamka Masaajidka Sh. Maxamed Axmed oo si ballaadhan ugu mahadceliyey Sheekh Maxamed Sheekh dirir iyo kaalintiisa kaalmeynta dadka waxa kale oo u Sh. Maxamed Axmed sheegay in ay mihiim tahay in inta hadhayna xoog umadda uga qeyb qaadato.

Image may contain: 1 person, standing and hat

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews