|
berberatoday.com
Haweenaydii Soosaraha Ka Ahayd Barnaamijkii Haweenka Balwadaha Leh Ee Horyaal Tv Hordhiciisa Laga Baahiyay Oo Shaqo Dawladeed Oo Ay Haysay Laga Eryay
September 8, 2019 - Written by admin
Sagal Ayaa Todobaadkii Hore Barnaamijka Hage Oo Ay Iyadu Soo Saare Ka Tahay Kana Baxa Tvga Horyaal oo ay dhinaca warbaahinta Muuqaalka ah kula shaqayn jirtay Waxaanay muuqaalkaas Ka Sii Daysay Haweenka Leh Balwadaha Sida Qaadka,Sigaarka, Iyo Badeecada. waxaana Ku Saxeexan Warqada shaqada lagaga eryay Sagal Sheekh Cabduraxmaan Axmed Tafatiraha guud ee wargaysa Dawn Axmede Maxamed Saleebaan.
Berberatoday.com COMMENTS
|
||||
|
|
|||||