berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xukumada Somaliland Oo Xabsiga Utaxaabtay Masuuliyiinta Shan Shirkadooda Oo Wakiilo U Ah Maraakiibta Koonteenarada Xambaara Iyo Sababta?
September 8, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Xukumada Somaliland ayaa xabsiga Berbera utaxaabta Masuuliyinta shan kamid wakiilada shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara.

Sababta xadhiga masuuliyiinta ayaa lagu sheegay inuu ka dhashay ismaan dhaaf sadexdii bilood ee udanbeeyay ka dhex taagnaa Wasarada Ganacsiga iyo warshadaha iyo Wakiilada shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara iyada oo laysku mari lahaa Tacriifada ay shirkaduhu khidmad ahaan uga qaadaan ganacsatada badeecadaha kusoo gurta Koonteenarada oo Wasaarada Ganacsigu Qiimihii ay hore uqaadi jireen hoos uga dhigtay islamarkaan ay ka dhigtay in wadar ahaan Lacagta uga qaadaan Ganacsadaha sadaha koonteenarada Badan sita halka awal shirkaduhu calaa konteenar Lacag dhan 85$ uga qaadi jireen Hadase wasaarada Ganacsigu soo saartay in ganacsadaha sita Matalan 100 Koonteenar in laga qaado 85$ oo kaliya halka awal hore Calaa koonteenar laga qaadi jiray 85$.

Arinkan oo baryahan ba taagnaa Wakiilada shirkadaha Maraakiibta Koonteenaradu sheegeen inaanay iskaga bixin adeegooda islamarkaan ay Shirkada Dekeda Berbera maamusha ee DP World Calaa Koonteenar lacag Khidmada ka Rabto ayaa Sababay in la Xidhxidho wakiilada shirkada Maraakiibta Koonteenarada Xambaara oo lagu haysto inay uhogaansami waayeen amarkii Wasaarada Ganacsiga Somaliland.

Wakiilada shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara ayaa dhawr jeer oo ay Warbaahinta la hadleen ku dooday inaanay mukhaarash ku ahayn qiimaha wasaarada Ganacsiga soo saartay iyagana aan waxba laga weydiin taasna aanay marnaba yeelayn haday ka fursan weydayna aanay shaqada sii wadi karine ay joojin doonaan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews