Daawo Muuqalka”Siyaasi Cali Guray Oo Ka Warbixiyay Nuxurka Buug Uu Ka Qoray Abwaan Cabdi Qays Oo Habeen Danbe Lasoo Bandhigayo.
September 9, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yusuf(Cali Guray) Oo Kamida Dadka falanqeeya siyaasada Somaliland ahna Shakhsiyaadka dhacdooyinka wax ka qora ayaa ka hadlay Nuxurka uu Xanbaarsan Yahay Buug uu ka Qoray Abwaan Cabdi Aadan Xaad (Cabdi qays) oo ah Abwaanada Gayiga Somalida Caanka ah Ismarkaana ay suugaantiisu bada tahay.
