berberatoday.com
Nuxurka Kulan Dhex-maray Wasiirka Waxbarashada Iyo Golaha Wakiillada Somaliland, Maxayse Ka Hadleen?
September 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa(aftahannews):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Cismaan Jaamac Aadan, ayaa maanta hortegay Guddiga joogtada ah ee golaha Wakiillada oo su’aalo ka weydiiyey qaaliyawga waxbarashada dalka, gaar ahaan Dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo Deeqaha waxbarasho ee Somaliland dalka dibeddiisa iyo gudihiisaba ka hesho oo ay Wasaaraddu shaacisay inay Kooto uga dhigtay amma u gaar yeeshay Ardayda wax ka baratay Dugsiyada Dowladda.

Kulankaas oo albaabbadu u xidhnaayeen, ayaa markii uu soo dhammaaday waxa Warbaahinta faahfaahin ka siiyey waxay ka wadahadleen Xildhibaan Axmed Ducaale Bullaale iyo Wasiirka waxbarashada Cismaan Jaamac Cabdi, waxaanannu Warkaas oo faahfaahsan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews