berberatoday.com
Qareeno Reer Somaliland Ah Oo Ka Qeyb Galay Imtaxaan Loo Galay Garsoorka Somaliya+Magacyadooda Iyo Sawiro
September 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar ay shabakada Ilaysnews.com ka heshay ilo xog ogaal ah waxaa ay sheegayaan in qareeno reer Somaliland ah isla markaana Hargeysa ku noola ay dhawaan u dhoofeen Magaalada Moqdisho ee dalka Somaliya

Qareenadan  ayaa tiradoodu ay tahay saddex qareen waxaana ujeedkoodu uu yahay  sidii ay uga mid noqon lahayeen garsoorka Somaliya waxaana ay isla shalay-ba ka mid ahayeen 215 qof  oo u fadhiistey imtaxaan lagu kala saaraayey garsoorayaal loo qadanaayey maxkamadaha kala duwan ee dalka Somaliya

Image may contain: one or more people, people sitting, crowd, table and indoor

Saddex-dan Qareen   ayaa magacyadooda waxaa la kala yidhaah-daa Garyaqaan Maxamed Xasan Jicsin , Garyaqaan jama Ismail Ali  Iyo Garyaqaan Mawliid Maxamed (Ilyo )

Xogaha ay Ilaysnews.com heshay ayaa sheegaya in Qareenadan ay u badan tahay in ay imtaxaankaas ka gudbi doonan oo ay ka mid noqon doonan Garsoorka Somaliya isla markaana markii hore-ba ay balan qaad kaga baxeen Hargeysa

Image may contain: 2 people, people sitting, people standing and suit

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada  Garyaqaanadan

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews