berberatoday.com
Madaxweyne Muuse Biixi”Isu Ekaanshaha Khudbadaha Aan Ardayda Rejo-gelin Ee Hargeysa Iyo Boorama!
September 13, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii labaad khudbad niyad-jebin laga dareemayo u jeediyey Arday aqoon Jaamacadeed dhammaystay oo uu qalin-jebintooda ka qaybgalay.

Madaxweyne Biixi oo hore khudbad lagu tilmaamay midaan marinkeedii iyo madasheedii ku habboonayd helin oo cabasho u badnayd ka jeediyey Munaasibad 29ka bishii August 2019-ka loo sameeyey Dufcaddii 16aad oo sannadkan dhammaystay Jaamacadda Hargeysa.

Sidoo kale, Arbacadii maanta, ayu Madaxweynaha Somaliland ka qaybgalay qalin-jebinta Dufcaddii 18aad ee iyaguna ka baxa Jaamacadda Camuud ee duleedka magaalada Boorama, waxa uu ka horjeediyey khudbad aanay inteeda badan Ardayda rejo-gelinta u baahini u bogin, ee dhibsiga dhalliilaha isaga iyo Xukuumaddiisa loo jeediyo iyo dhibaatooyinka kala duwan ee xallintooda uu hoggaanka u yahay, inuu wax ka qabtaana tahay waajib Madaxweyne ahaan saaran oo badi ardaydu u arkayeen, waxaan iyaga iyo farxadda munaasibaddooda khusaynin.

Haddaba, warbixin kooban oo Baddacas24tv ku soo ururiyey is shabbahaadda labada khudbadood ee Madaxweynuhu u kala jeediyey Ardayda dhammaystay Jaamacadaha Hargeysa iyo Camuud, waxaan idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan oo wanaagsan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews