Masuuliyiin Ka Socda Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Turkiga Shirar Kula yeeshay Madaxda Dalkaas
September 13, 2019 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Wefti ka socda Wasaaradda Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa safar shaqo ku tegay dalka Turkiga, kuwaasoo shirar kala duwan la qaateen madaxda Wasaaradda Caafimaadka Turkiga iyo hay’adaha kale ee ka shaqeeya dhinaca adeegyada caafimaadka.
Masuuliyiin ka socda Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Turkiga Shirar ku galay