Xabaalo Cusub Oo Laga Iibiyay Galbeedka Magaalada Hargaysa Iyo Magacyada Shakhsiyaadka ka Qayb Qaatay!
September 14, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Qaarkamida odayaasha, culimada magaalada hargaysa gaar ahaan xaafada jig jiga yar ayaa isku xil qaamay in galbeedka hargaysa ay ka iibiyaan beer loogu talo galay in ay noqoto xabaalo.
