“Gobolka AWDAL Saami Dheeraad Ah Ayay Ku Fadhiyaan Golaha Wakiilada” Gudoomiye Cabdikariim Xinif”Daawo Muuqal
September 16, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa ka hadlay arinta saami qaybsiga ee kuraasta baarlamaanka iyo tabashada reer awdal ee arinta saamiga
Gudoomiye xinif ayaa sheegay in reer awdal haystaan saami dheeraada marka loo eego kuraasta baarlamaanka
Sidoo kale gudoomiye xinif ayaa fariin udiray madaxdhaqanka ee iyagu ka hadla arimaha siyaasada