berberatoday.com
“Maanta Waxay Ahayd Oo Nacasnimo Nagu Ah, In Axmed Mire Ka Maqnaado Munaasibadan”Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
September 16, 2019 - Written by admin

Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi oo ka qaybgalay Xaflada qalin jabinta Ardayda Jaamacada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ka haday arimo dhowr Kuwaasi oo uu si gaar ah xusay khilaafka ka taagan dugsiyada gaar ah iyo wasaarada Waxbarashada isagoo sheegay dugsiyada gaarka iyo jaamacada gaar loo leeyahay In ay u aqoonsan yihiin xarumo Ganacsi.

Sidoo kale Madaxwayne biixi ayaa  Wax Laga xumaado Iyo Nacasnimo  ku tilmaamay in maanta munaasibadan jaamacada  burco uu ka maqnaado Muj Axmed Mire oo hormuud ka ahaa Halgankii lagu xoreeyay dalka iyo gudo galkii burco,

Maqnaanshihiisu ay ceeb iyo dhaliil ku tahay isaga iyo saaxiibkiisa arimaha gudaha Maxamed Kaahin.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews