berberatoday.com
Boqorkii Hore Ee Dalka Malesia Oo Furay Xaaskiisii Cusbayda Ee Ay Dhawaan Is Guursadeen Ee Aheyd Boqoradii Quruxda Dalka Russia !
September 17, 2019 - Written by admin

Malaysia(Berberatoday.com)-Boqorkii hore ee Malesia ee Suldan Maxamed ayaa shaaca ka qaaday inuu ka murrugoonayo Jagadiisii ui banneeyay iyo sidoo kale guurka uu guursaday Boqoradii Quruxda Dalkaasi Ruushka ee Rayxana Oksana sanadkii hore.

Kadib markii Boqor Suldan ay is guursadeen Rayxaana ayaa waxa la soo darsay culeys aad u fara badan oo sababay in uu banneeyo jagadiisii boqornimo.

Sidaana waxa lagu baahiyey Dialy Mail Oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay Boqorka ayaa qirtay in uu furay Rayxana, balse arrintaasi ayaa markii hore aheyd mid ay dad badan ka shaki qabeen.

Arooska Boqor Suldan iyo Boqorada Quruxda Rayxana ayaa ah mid muran hor leh ka dhex abuuray qoyska boqortooyada Dalkaasi, laakiin haatan waxa la filayaa in qirashada boqorku qirtay inuu furay Rayxana ay wax ka beddesho kacdoonka uu boqorku kala kulmay qoyskiisa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews