berberatoday.com
Gudoomiyaha Golaha Deeganka Berbera Cabdishakur Cidin Oo Ciidanka Booliska Somaliland Ku Wareejiyay Shan Baabuur Oo Qabaalo Ah+Daawo Sawiro
September 17, 2019 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulka Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Shan Baabuur Qabaalo Ah Ugu Deeqay Ciidanka Booliska somaliland Gaar Ahaan Degmooyinka Gobolka Saaxil Ka Koobanyahay Si Amniga Deegaamadaas Loogu Ilaaliyo Degmooyinka Loogu Talagay Gaadiidkan Ayaa Kala Ah Bulxaar, Mandheera, Goda Weyn Xagal Iyo Laasciidle Sida Uu Sheegay Mayarka Cabdishakuur Cidin .
Gaadiidka Waxa Ka Gudoomay Wasiirka arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed Oo Isaguna Ku wareejiyay Kusimaa Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland Ahna Taliye Kuxigeenka Sareeye Guuto Cabdiraxmaan Liiban Axmed Fooxle.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews