berberatoday.com
Trump Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Soomaaliya U Fadhiya Mareykanka
September 18, 2019 - Written by admin

USA(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qaabilay safiirka cusub ee dowladda Soomaaliya Cali Shariif Axmed kaas oo u fadhiyo dalkaas, waxaa uu Trump ka guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee danjirinimo.

Cali Shariif Axmed ayaa horraan loo magacaabay safiirka soomaaliya ee dalka Mareykanka.

Bayaan kasoo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in safiir Cali Shariif uu ka shaqeyn doono xoojinta xiriirka soo jireenka ah iyo iskaashiga danaha labada dal.

Cali Shariif ayaa horey usoo noqday safiirka Soomaaliya u fadhin jiray dalalka Itoobiya iyo Faransiiska.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews